Madaxweyne Deni oo la kulmay Wafdi uu hogaaminayay Tim Filip (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hayádda laanqayrta cas ee ICRC oo uu hogaaminayo Madaxa Hay’addaas u qaabilsan Galmudug, Puntland iyo Soomaaliland Tim filip ros. Wefdigan Madaxweyne Deni ayaa sidoo kale waxaa kamid ahaa isku-uduwaha amaanka Goobaha shqada iyo Maaraynta dhibaatooyinka ee Soomaaliya Mr Cyril Juarena iyo … Continue reading Madaxweyne Deni oo la kulmay Wafdi uu hogaaminayay Tim Filip (Sawirro)